ISTAHIL ABDULAHI : “DHIBAATADII IGA SOO GAARTAY GUDNIINKII LA IGU SAMEEYEY”
Istahil Abdulahi oo mida gabadhaha u ololeeya joojinta caadada gudniinka gabdhaha oo weli ka jira wadamo ay Somalia ugu horeysa, ayaa ka sheekeenaysa dhibka ay ka soo martay gudniinkii lagu sameeyey iyadoo ilma yar ah
